Xildhibaanada qaban qaabinayada Doorashada Aqalka Sare ee KG oo la magacaabay
Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Amb Cali Saciid Fiqi ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Xildhibaanada qaban qaabinaya doorashada Xubnaha aqalka sare ee kumatalaya Koonfur Galbeed . Wareegtada kasoo baxday Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu magacaabay 11-Xildhibaan oo ka shaqeenaya qaban qaabada iyo diyaarinta doorashada xubnaha aqalka sare ee dooranayaan Baarlamaanka … Continue reading Xildhibaanada qaban qaabinayada Doorashada Aqalka Sare ee KG oo la magacaabay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed